Maamulada Puntland, Galmudug, Koonfur Galbeed Soomaliya, Hir-shabeelle, Jubba-land iyo Somali-land waxa uu Maamul walba xubnin ka halay Golaha wasiirada Cusub ee uu ku dhawaaqay Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Halkaan Hoose ka Akhriso sida loo kala helay
Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen, (Somaliland)
Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Puntland
Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda, (Galmudug)
C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda, Somaliland
C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka, (Puntland)
Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga, (Puntland)
Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha, (Jubbaland)
Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada,. (Hirshabelle)
Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka, (Jubbaland)
Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, (Somaliland)
Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga, (Hirshabelle)
Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud, (Jubbaland)
Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka. (Banaadir)
Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka, (Hirshabelle)
C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka, ( Puntland)
Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha, ( Hirshabelle)
C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta, Hawiye, (Hirshabelle)
C/rashiid C/llaahi Wasiirka Gaashaandhigga, ( Koofurgalbeed)
Cabdiraxmaan Daahir Cismaan, wasiirka wabarashads iyo tacliinta sare, (Hirshabelle)
Iimaan C/llaahi Cali, wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta, (Koofur Galbeed)
Xildhibaan Shiikh Nuur Maxamed Xasan, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, (Koofur Galbeed)
Xildhibaan Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Beeraha, Beesha Shanaad, (Hirshabelle)
Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, (Hirshabelle)
Cabdirashiid Maxamed Axmed , Wasiirka Macdanta iyo Batroolka , Banadir
Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha, (Koofur Galbeed)
Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Cadaaladda, (Koofur Galbeed)
Xildhibsan Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqad iyo Shaqaalaha, (Somaliland)

