Akhriso Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee Kasoo Muuqday Golaha Wasiiradda

0

Raisulwasaaraha Soomaliya Xasan cali kheyre ayaa maanta ku dhawaaqay Golihisia wasiirada Xukuumadda Soomaliya kuwaasi oo iskugu jira siyaasiyiin Horey xilal dalka ugu soo qabtay iyo Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Soomaliya.

Magacyada Liiska Hoose waxa uu ka Turjumayaa Xildhibaanada Baarlamanka Soomaliya ee kamidka ah Golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaliya.

1-Iimaan C/llaahi Cali Wasiirka Awqaafta Waa Xildhibaan

2-C/raxmaan Ducaale Beyle waa Xildhibaan

3-Maryan Aweys Jaamac Wasiirka Dekeddaha iyo Gaadiidka Xildhibaan

4-Xildhibaan Sheekh Nuur Maxamed Xasan Wasiirka Xanaanada Xoolaha

5-Xildhibaan Cabaas C/llaahi Sheekh Wasiirka Howlaha Guud Xildhibaan

6-C/raxmaan Maxamed Axmed Wasiirka Badroolka Xildhibaan

7-Maxamed Abuukar Islow Wasiirka Amniga Xildhibaan

8-Saciid Xuseen Xiid Wasiirka Beeraha Xildhibaan

9-Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xildhibaan

10-Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Caddaaladda Xildhibaan

11-Saalax Axmed Jaamac Wasiirka Shaqaalaha Xildhibaan

12-Saalim Caliyow Ibrow Wasiirka Korontada iyo Biyaha Xildhibaan

13-C/casiis Xasan Maxamed Wasiir Dowlaha Ganacsiga Xildhibaan

14-C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda

15-Maxamed Cali Xagaa Wasiir Dowlaha Gaashaandhigga Xildhibaan

16-Maxamuud Xayir Ibraahin Wasiir Dowlaha Maaliyadda

17-Xasan Macalin Xuseen Wasiir Dowlaha Wasaaradda Amniga

18-C/raxmaan Kulmiye Xirsi Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka

19-C/raxmaan Maxamuud Cabdulle Wasiir Dowlaha Waxbarashada

20-Cabdalla Xaaji Cali Wasiir Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta

21-Cabdullaahi Bile Nuur Wasiir Dowlaha Badroolka

22- Cismaan Aadan Dhuuboow WasXaaji Cali Sh Maxamed Nuur Wasiirkuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Guda
23-C/llaahi Colaad Rooble Wasiir Kuxigeenka Gaashaandhigga

24-Feysal Cumar Guuleed Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada

25-Xuseen Cabdi Cilmi Wasiirkuxieenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka

26-Faadumo Axmed Nuur Wasiir Kuxigeenka Qorsheynta

27-Cismaan Maxamed Cabdi Daalo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dekedaha

28-Xasan Aadan Rooble Wasiir Kuxigeenka Gaadiidka Cirka iyo dhulka

29-Ibraahin Yarow Isaaq Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Boostada

30-Xaamud Cali Xasan Wasiir Kuxigeenka Waaradda Beeraha

31- Maxamuud Khaliif Diiriye Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Ganacsiga

32- Jamaal Xasan Cismaaciil Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Howlaha Guud

33- Samra Ibraahin Xumar Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Haweenka

34-C/naasir Saciid Muuse Wasiir Kuxigeenka Amniga Gudaha

35- C.xakiin Khaliif Daalac Wasiir Kuxigeenka Xanaanada Xoolaha

36-Cuseen Cismaan Xuseen Wasiir kuxigeenka Caafimaadka

37-C/llaahi Cumar Abshirow Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Wasaaradda Kaluumeysiga

38- Axmed Cumar Islow Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda dhalinyarada

39- C/raxmaan Iidaan Yoonis Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta

40- Ciise Weheliye Maalin Wasiirkixigeenlka wasaaradda Caddaaladda

41- C/casiis Carmaan Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

42-Cismmaan Libaax Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Korontada

43- Cilmi Cumar Ceynsane Wasiir Kuxigeenka wasaaradda Maareynta Musiibada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here