Wararka Akhriso:-Liiska Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaliya oo Dhameystiran By Radio Simba - Mart 21, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay Golle Wasiiro oo ka kooban 26-wasiir,20-wasiir ku-xigeen,15-wasiiru dowle, iyo Raisulwasaare ku-xigeen.