Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku dhawaaqay Golihiisa wasiiradda Xukuumadda Soomaliya oo intooda badan ah kuwa xilal kasoo qabtay dowladiihisa dalka Soo maray.
Golaha wasiirada oo lagu dhawaaqay Akhriso Magacyada qaar.
– Avv Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen
2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha.
3- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda
4- C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda
5- C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka
6- Amb. Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga
7- Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha
8- Eng. Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada
9- Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka
10- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
11- Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga
12- Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud
13- Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka
14- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka
15- C/raxmaan Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka
16- Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha
17- Eng. C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta

