Pope-ka Dalka France ee Pope Francis oo shalay Galinkii dambe soo gaaray Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa soo dhaweyn diiran kala Kulmay Madaxda dowlada Kenya iyo Shacabka Magaalada Nairobi ee dalka Kenya,
Amaanka Magaalada Nairobi ayaa aad loo adkeeyay waxaa wadooyinka Magaalada Nairobi la dhigay ciidamo ka Tirsan kuwa Amaanka dalka Kenya si ay u xaqiijiyaan amaanka inta uu dalkaas ku sugan yahay Pope-ka Dalka France ee Pope Francis.
Dowlada Wadanka ka Kenya ayaa ka cabsi qabta in weeraro ay kaga Yimaadaan xarakada al-shabaab oo xiriir la leh al-qaacida laakin waxaa arintaas ka Hadlay Pope-ka Dalka France ee Pope Francis isagoona sheegay in al-shabaab iyo qaacida uusan cabsi qabin.
Pope Francis ayaa warbaahinta dowlada dalka Kenya la Hadlay ayaa sheegay in uusan ka cabsi qabin weerarada al-qaacida laakin uu ka cabsi qabo kaneecada ka jirta wadamada Bariga Africa xiligaan uuna aad u neceb yahay kaneecada markii uu Maqlo.


Waa dhunsantihiin dhmantiin
Maxxaa tugeysiiin
Munaafiqiin ayaa tihiin simba warbaahinta cadowga masiixi iyo gaalo maxaa naga galay maalaa yacni maad qeyrka umadda utawisaan