Al-shaabaab oo Weerar Qasaaro Dhaliyay Ka Fuliyay Deegaan u Dhaw Xadka Soomaaliya

0

Askari kamid ah Ciidamda dowlada Kenya ayaa ku dhintay qarax miino oo dhulka lagu aasay kaa oo ka dhacay deegaan u dhaw xadka Soomaaliya gaar ahaan jaziirada lamu waxaana weerarkasi sidoo kale ku dhaawacmay 5 kamid ah askarta ciidamada dowlada Kenya oo lasocday gaarigii qaraxaasi lala beegsaday.

Qaraxa ayaa sidoo kale burburiyay mid kamid ah gawaarida gaashaaman ee ciidamada Kenya u isticmaalan shixnadaha shidaalka gaar ahaa deegaanada Sirira iyo Ishakan ee gudaha dalkaasi.

Sarkaal u hadlay Ciidmaada KDF-ta ayaa sheegay in uu qaraxa ahaa mid dhulka lagu aasay oo ay ka dambeeyaan Xarakada A-shabaab waxaana mas’uuliyada weerarkaasi si rasmi ah u sheegtay in ay ka dambeeyeen Xarakada Al shabab oo baraha ay ku leeyihiinta internet-ka ku daabacay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here