Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Oo Marki ugu horeysay ka hadlay Xilka Loo Magacaabay (Daawo)

0

Ra’isul wasaaraha soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shir’jaraa’iid qabtay ayaa marki ugu horeysay ka hadlay xilka loo magacaabay isagoona sheegay in uu aqbalay xilka uu u magacaabay madaxweynaha soomaaliya.

Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in uu yahay shaqsi howlkar ah islamarkaana wax badan soo qabtay haatana uu doonayo in waxqabad uu la yimaado.

Ra’isul wasaaraha soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan uu soo dhisidoono xukumad tayo leh waxna ka qabata xaalka dalka soomaaliya.

Ra’isul wasaaraha aaa ka codsaday shacabka soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan xukumadiisa islamarkaana xilka uu amaano isaga ku yahay.

Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in shacabka soomaaliyeed uu la qeybsan doono khibradiisa.

https://www.youtube.com/watch?v=HpikJCSNabM&ab_channel=KalshaaleTM

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here