Turky-ga oo Soo Riday Diyaarad laga Lahaa Wadanka Russia+ Sawiro

0

Ciidamada cirka dalka Turky ayaa soo riday Diyaarad laga leeyahay dalka Russia Tasoo maanta kusoo dhacday dalka Syria sida lagu sheegay warar kasoo kala baxay dowladaha Russia iyo Turky,

Diyaarada laga lahaa dalka Russia ayaa magaceeda Lagu sheegay Sukhoi Su-24 waxaa soo riday Ciidamada cirka dalka Turky-ga  ee loo yaqaano (Turkish army F-16) kuwasoo ku sugnaa xuduudka u dhaxeeya dalka Syria, Turky-ga,

Wasiirka difaaca dowlada Russia  ayaa dhankiisa sheegay in ay jirto arinta ku aadan in ciidamada dowlada Turky-ga ay soo rideen diyaarad laga lahaa dalka Russia oo ku sugneed xuduudka u dhaxeeya dalka Syria, Turky-ga,

2EC2C91E00000578-3331558-image-a-12_1448353591788 2EC2E4A200000578-3331558-image-m-26_1448356347944 2EC2E5C500000578-3331558-image-a-24_1448356334626 2EC2E52800000578-3331558-image-a-23_1448356331996

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here