Carlo Ancelotti “ Waxaan Macalin Mar kale u Noqon doonaa kooxda Real Madrid ama Chelsea iyo Paris Saint-Germain

0

Carlo Ancelotti ayaa cadeeyay in uu diyaar u yahay ku laabashada kooxda Real Madrid markii la gaaro sanadka Cusub ee 2016-ka

Macalinka reer Talyaani ayaa sheegay in sidoo kale uu diyaar u yahay in uu qabto shaqada kooxaha Chelsea iyo Paris Saint-Germain oo mar uu macalin usoo Noqday labada koox,

Kooxda Real Madrid Macalinkeeda Rafa Benitez waxaa saaran cadaadis xoogan kadib Guuldaro uu kala kulmay kooxda ay xifaaltamaan ee Barcelona kulan ka Tirsan Horyaalka dalka Spain.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here