Soomaali Ku Dhow 10 Qof Oo Xaley Ku Geeriyoodeen Wadanka Mozambique

0

Wararka ka imaanaya dalka Mozambique ayaa ku waramaya in halkaasi ay ku dhinteen lix qof oo soomaali sidoo kalena dhaawacyo ay soo gaareen Shan qof oo kale.

Soomaalida dhimashada iyo dhaawaca uus oo gaaray ayaa la sheegay in shil gaari ay galeen xili la sheegay in gaari ay wateen ay kula socdalayeen gudaha wadanka Mozambique.

Dowladda wadanka Mozambique weli ma aysan faafaahin ka bixin qaabka shilkaani uu u dhacay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here