Madaxweyne Farmaajo oo Mar Kale La Kulmay Xasan Shiikh Maxamuud

0

Madaxweynihii Hore ee Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo wali ku sugan xarunta Madaxtooyadda Soomaliya ayaa maanta kulan qado ah ku casuumay madaxweynaha Cusub ee Soomaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.

Kulanka u dhaxeeya Madaxweynaha Cusub ee Somaliya iyo madaxweynihii ayaa la sheegay in uu kaliyah yahay kulan qado ah islamarkaana Madaxweynihii Hore ee Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu ka dalbaday Farmaajo islamarkaana uu Faraamo ka aqbalay.

Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa maalinta bari ah la wareegi doona taliska Madaxtooyadda Sooomaliya, waxaa 22-ka bishaan la qaban doonaa Caleema-saarkiisa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here