Ahlusuna oo Xukun Dil ah Ku Fulisay Nin Horey u Dilay Sarkaal+Sawirro

0

Maamulka Ahlusuna Waljeemaca ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun dil ah waxa uu ku fuliyay nin la sheegay in uu horey u dilay sarkaal ka tirsanaa Maamulka ahlusuna.

Ninka la qisaasay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamad C.laahi Faarax Oo horey u Dilay Marxuum Feysal Yuusuf Goobe.

Maxkamada maamulka Ahlu sunno ayaa horey dil ugu xukuntay ninka maanta qisaasta lagu fuliyey.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here