Dadka Barakacaayasha ee Ku nool Duleedka muqdisho Oo Maanta Dibad Bax Dhigay (Dhageyso)

0

Waxaa maanta markale ay dibadbaxyo balaaran ay ka dhaceen duleedka magaalada muqidhso.
Banaanbaxyada ayaa waxaa lagu taageerayay Madaxweynaha Cusub ee dowladda Faderaalka soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.

Dibadbaxa waxaa xoogiisa ka qeyb galay dadka barakacayaasha ee degen xerooyinka ku yaala duleedka magaalada muqdisho iyo qeybo kamid ah degmooyinka Gobolka banaadir.

Dadka ayaa ku dhawaaqayay in Xasan Sheekh dalka uusan wax badna u qaban islamarkaana uu dayacay maatida balse ay ka rajeynayaan madaxweynaha cusub in uu isbadel dhab ah la ymaado.

120107_001

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here