Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaako oo shirjaraa’iid ku qabtay Xaley Magaalada muqidhso ayaa sheegay 100 maalmood gudahooda uu soo mafacaabayo Ra’isul wasaare.
Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in dowladdiisa waxqabad badan ay muujindoonto maalmaha soo socdo waxana uu tilmaamay in waxa ugu weyn ay qaban doonaan ay noqondoonaan waxkaqabashada Abaaraha ka jiro dalka.
Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa tilmaamay in uu wax badan ka qabandoono colaadaha ku saleysan qabaa’ilka iyo dagaalada al-shabaab.
Sidoo kale Farmaajo ayaa soo hadal qaaday dibadbaxyada lagu taageerayay ee labadi maalin la soo dhaafay ka socday gudaha wadaka soomaaliya isagoona tilmaamay in arintaa ay muuineyso baseylka dowladnimo oo ay qabaan dadka soomaaliyeed.

