Dowladda Jabuuti oo Soo Dhaweysay Doorashadii Madaxtinimo ee Muqdisho Ka Dhacday

0

Qaar ka mid ah dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa ka hadlay doorashada madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Dawladda Djibouti ayaa sheegtay inay soo dhoweynayso madaxweynaha la doortay.

Danjiraha Djibouti u fadhiya magaalada Muqdisho Dr. Aadan Xasan Aadan ayaa sheegay in beesha caalamka oo dalkiisu ka mid yahay ay mas’uuliyadi ka saaran tahay in dareenka haatan lagu soo dhoweeyey madaxweynaha cusub in looga faa’iidaysto nabadaynta iyo xasilinta Soomaaliya oo lagu taageero xukuumadda Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here