Wareega Labaad ee Codeynta Doorashada Madaxweynaha Soomaliya oo La Bilaabay

0

Xarunta Afasiyooni ee Ciidamadii Cirka Dowladdii Dhexe ee Soomaliya oo ay ka socoto doorashada Madaxweynaha waxaa goordhow la guda gali doonaan wareega Labaad ee doorashada.

328-xildhibaan oo isgu jira Golaha shacabka iyo aqalka Sare ayaa codadkooda dhiibtay 1-xildhibaan ayuu Guddoonka Golaha shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaliya xaqiijiyay in uu xanuunsan yahay.

Wareegii koowaad ee doorashada waxa haray Maxamuud Maxamed Culusow4.C/qaadir Cosoble Cali 5.Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) 6. Maxamed Cali Ameeriko7.C/naasir Maxamed Cabdulle 9.C/raxmaan C/shakuur Warsame 10.Jibriil Ibraahim Cabdulle 11.Cali Xaaji Warsame 12.Saciid C/llaahi Deni13.Saciid Ciise Maxamuud 15.Maxamed Axmed Jabarti 16.Maxamed Cabdirisaq 17.Cabdulahi Cali Axmed 18.Cabdulahi Cilmooge Xirsi 19.Bashiir Raage Shiiraar 20.Xaaji Maxamed Yaasin 21.Axmed Maxamed Cabdi.

Wareega Labaad ee doorashada waxaa ku Tartamaya Xasan Shiikh Maxamuud oo wareegii kowaad helay 88-cod Maxamed C/laahi Farmaajo oo helay 72-cod Shariif Shiikh Axmed oo helay 49-cod iyo Cumar C/rashiid Cali Sharmarke oo helay 37-cod.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here