Dhacdo Naxdin Leh Dhageyso: Nin Xaaskiisa Toorey ku Dilay

0

Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ee Koonfurta dalka Soomaliya  waxaa ka dhacday dhacdo Naxdin Leh kadib Markii Nin Xaaskiisa uu Toorey ku dilay

Ninka iyo Xaaskiisa ayaa la sheegay in qilaaf xoogan uu soo kala dhaxgalay Taasina ay keentay in Ninka Xaaskiisa uu Toorey ku Dilo sida ay inoo sheegeen dadka ku Nool degmada Balad-Xaawo ee  gobolka Gedo.

Halkaan ka dhageyso qof goob jooge ah

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here