Caqabado Dhanka Maaliyadda ah iyo Taageero La’aan Soo Wajahaday Ciidamada AMISOM

0

Howlgalka midowga Africa ee soomaaliya AMISOM  ayaa weydiistay dalalka xubnaha kaah ugu yaraan 9,000 oo ciidan si kor loogu qaado nabad-ilaalinta iyo xasiloonida si howlgalada soomaaliya oo ay kula dagaalamayaan Xarakada al shabaab loogu guuleysto.

Kulan dhawaan ay ku qaateen magaalada Mogadisho  Saraakiil ka Tirsan howlgalka Amisom oo uu hor kacayo Wakiilka Midowga Afrika ee Somaliya, ahna Madaxa Howlgalka Amisom Ambassador Francisco Madeira ayaa sheegay in ay jiraan caqabado dhanka maaliyadda ah iyo taageero la’aan jirta aawadeed in 10,000 oo katirsan howlgalka amisom ee soomaaliya in gabi ahaanba dalka ay ka bixi doonaan dhamaadka sanadka 2017-ka.

Ambassador Francisco Madeira ayaa sheegay in midowga Africa soo wajahday caqabado kala duwan oo isugu jira helitaanka qalab melitiri iyo dhaqaalo dari soo wajahday isaga oo sheegay in tababaro iyo  qalabeyn ay siin doonaan 20,000 oo katirsan ciidamada qaranka soomaaliya ka hor inta aysan ka bixin dalka Soomaaliya marka lagaaro 2018.

Waxaana intaa uu ku  daray in taagdaro heysata awaadadeed in ay tabobar imika siiyeen 10,900 oo katirsan askarta Soomaaliyeed oo aan heysan gawaarida dagaalka iyo hub casri ah..

Horaantii bishan dowladda burundi  ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay kala baxeyso Soomaaliya oo hadaba ay bilaabeen.
 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here