Macalinka kooxda Paris Saint-Germain Laurent Blanc ayaa xaqiijiyay in uu dhawaan furmi doono wadahadal u dhaxeeya kooxda iyo isaga oo ku aadan in uu waqti kale uu sii joogo kooxda Paris Saint-Germain.
50-jirka heerka caalami ee xulka dalka France ayaa heshiiska uu kula Jiro kooxdiisa waxa uu dhacaya markii la gaaro sanadka cusub ee 2016-ka iyadoona warar qaar ay muujinyeen bishaan in ay Furmayaan wadahadal u dhaxeeya macalin Laurent Blanc iyo kooxda Paris Saint-Germain
Isagoo war kooban siiyay wariyaasha ka Hor kulan ay la ciyaari doonaan kooxda Lorient ayuu xaqiijiyay macalin Laurent Blanc In ay jiraan wadahadalada

