Ronaldinho oo Barcelona Ugu Baaqay in ay La Wareegaan Xidiga Philippe Coutinho

0

Laacibkii Hore ee Kooxda Barcelona Ronaldinho ayaa ugu baaqay kooxdiisa hore in ay lasoo wareegto xidiga kooxda Liverpool Philippe Coutinho oo bandhig wanaagsna ka sameenaya horyaalka dalka Ingiriiska.

Ronaldinho oo waayo fiican kusoo qaatay kooxda Barcelona ayaa ugu baaqay macalin Luis Enrique in uu lasoo wareego xidigaan.

Coutinho oo haatan dhaawac kaga maqan kooxdiisa Liverpool ayaa la rajenayaa in uu soo laabto maalmaha soo socda, bandhig wanaagsn ayuu ku heystay kooxda uu hogaamiyo macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp inta uusan dhaawacmin, 5-Gool ayuu dhaliyay 13-kulan uu horyaalka u ciyaaray.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here