Dhegeyso” Barnaamijka Dhibane ee Idaacada Simba + Sawiro

0

Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka dhibaneee idaacada simba ee Magaalada Muqdisho waana Galabnimo arbaco ah Tariikhdana ay ku beegan tahay 18-11-2015

Barnaamijka waxaan Todobaadkaan aan ku booqanay dhibane amiin Kaafi Xaye yuusuf  waa dhibane calooshiisa ay banaanka Taalo kadib markii qaliin Lagu sameeyay da’diisa ayaa Lagu sheegay 7-sano Jir.

waxa uu ku Nool Magaalada Muqdisho hadaba Hadaad caawinayso kala soo xiriir Taleefanada kala ah: 0619869470  oo laga helo aabihiisa Kaafi xaye Yuusuf  oo asna laga helo Numberka ah 0616668480

Dhibane 18-11-2015

12250150_930610707005764_7515499761364377206_n 12250150_930610797005755_1041781494406685292_n 12250183_930610660339102_4994117086076340914_n 12279224_930610540339114_1558068301340965555_n

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here