Qaraxyo Xoogan oo Ka Dhacay Caasimada Maxico ( Daawo Sawirro)

0

Qaraxyo xoogaan ayaa laga maqlay suuq ku yaala magaalada maxcio kaa oo ugu yaraan ay ku dhinteen 27 qof halka 70 kale ay ku dhaawacmeen.

Qaraxa ayaa ka dhacay meel 32-KM u jirta waqooyigaga magaalada mexico.

Waxaana  la sheegay in qaraxa lagu aasay meel kamid ah suuqa waxaana suuqa lagu iibinayay Rashka iyo baaruuda oo inta badan la’isticmaalo xiliyada dabaal dagyada kuwaaa oo qaraxyada sii kordhiyay.

Muuqaalo laga soo qaaday suuqa ayaa muujinayay gabi ahaanba in suuqa uu burburay.

3b8c6b0100000578-4053294-firefighters_and_rescue_workers_walked_through_the_scorched_grou-a-28_1482279329062 3b8c6ce600000578-4053294-firefighters_and_rescue_workers_removed_debris_from_the_scorched-a-25_1482279329040 3b8c6ead00000578-4053294-san_pablito_market_the_largest_in_the_state_of_mexico_was_reduce-a-26_1482279329043 3b8c6f1900000578-4053294-footage_shows_a_huge_plume_of_smoke_billowing_in_the_sky_while_f-m-31_1482279368439 3b8c6f2500000578-4053294-an_explosion_ripped_through_mexico_s_san_pablito_market_in_tulte-a-27_1482279329060 3b8c7ec500000578-4053294-image-a-38_1482279486910 3b8c8d0d00000578-4053294-image-a-6_1482287567302 3b8c9c4500000578-4053294-image-a-20_1482287735910 3b8c9cf100000578-4053294-image-a-21_1482287873887 3b8c81eb00000578-4053294-image-a-51_1482279808005 3b8c81f700000578-4053294-image-a-52_1482279810069 3b8c82d400000578-4053294-image-a-55_1482279814044 3b8c991a00000578-4053294-image-a-18_1482287728210 3b8ca03b00000578-4053294-image-a-15_1482287610240 3b8ca97e00000578-4053294-image-a-23_1482287890756 3b8ca21700000578-4053294-image-a-14_1482287605209

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here