Kooxda Liverpool oo dib u halayso xidiga Daniel Sturridge,

0

Weeraryahanka kooxda Liverpool Daniel Sturridge ayaa la xaqiijiyay in uu dib ugu laabtay xirada Tababarka ee kooxda Liverpool xili dhaawacyo ku Maqnaan mudooyinkii dambe

Laacibkaan ayaa nasiib u yeelan waayay in uu safto kulankii uu macalin Jurgen Klopp Hogaaminaayay kooxda Liverpool ciyaartii ay Barbraha ay la galeen kooxda Tottenham bishii October,

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska ayaa kaliyah kooxda Liverpool u ciyaaray 241-daqiiqo wuxuuna u dhaliyay 2-Gool wuxuuna ka dhaliyay labada Gool kooxda Aston Villa

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here