Wararka Akhriso:-Madaxweynaha Hir-shabeelle oo Faragalin Ku Sameeyay Doorashada Kursiga Carab Soomaali By Radio Simba - Aralık 9, 2016 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Qoraal ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle ayuu lagu sheegay in Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullahi Cosoble uu faragelin ku sameeyay doorashada Kursiga Carab Soomaali.