Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriayada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka duulay Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa ku wajahan Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia si uu kahga qeyb galo shir halkaa ka dhacay.
Wasiiro ka tirsan xukumada soomaaliya ayaa Madaxweynaha Soomaaliya waxa ay ka sagootiteen garoonka aadan cadde.
waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku sii sagootiyay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Dowladda iyo xubno kale.
Warar aynu heleyno ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha uu ka qeyb gali doona shirka Madaxda IGAD oo ka dhici doona Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia.
Madaxweynahaayaa shirka uu ka qeybgalayow axa uu doonayaa in uu madaxda IGAD kala hadlao arrimo quseeyo soomaaliya sida hormarka soomaaliya ay ku tilaabsatay iyo doorashooyinka dalka uu wajahayo.

