Dhageyso:- Madasha Wada tashiga Oo aan waxba ka qaban Karin dib u dhaca doorasho

0

korneel C/Nuur Jaamac Jookar Saraakiishii Ciidamada dowladii Dhexe ee dalka ayaa xili uu la hadlayay idaacadda simba ee Magaalada Muqdisho waxa uu sheegay in  shirka madasha ee Muqdisho ka socdo aysan natiijo wanaagsan ka soo bixi Karin, isagoona arinka u sabeeyay in shirka ay ka maqan yihiin Madaxweynayaasha Maamula jubaland iyo Puntland.

C/Nuur Jaamac ayaa sheegay in uusan jirin go’aan ay ku mideysan yihiin madaxda soomaalida islamarkana xadidi kara waqti haboon oo ay doorashada qabsoomi karto.

korneel C/Nuur ayaa waxa uu tilmaamay in waxyaabaha doorashada dib u dhaca gelinayo ay qeyb ka yihiin qoondadi haweenka oo aysan maamul goboleedyada dhameystirin iyo dib u dhac weli doorashada aqalka hoose oo muuqanaya.

                                                                                                          

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here