Doorashada Aqalka Hoose oo  Ka Dhacday Magaalada Cadaado+Sawirro

0

Magaalada Cadaado ee Caasimada KMG ee Maamulka Galmudug waxaa saakay dib ugu bilaabatay doorashada Xubnaha aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ku matalaya deeganada Maamulkaas.

Doorashada Cadaado  waxaa ku tarmayay xubnaha kala ah bdixakiin Macalin Axmed iyo Shukri Cabdi Faarax.

Waxaa ku guuleystay C/Xakiim Macalin Axmed oo helay 40 cod, halka Shukri Cabdi Faarax heshay 5 cod, Ergada codeysay 45 ergay.

Waxaana goobta ka maqnaa

  1. Maxamed Caabi Xasan
  2. Xaliimo C/raxmaan Faarax
  3. Axmed Mire Faarax (Faafaale)
  4. Sacdiyo Maxamed Cilmi

1481006481140ae 14810064755447f 148100647700825 148100647900595

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here