Idaacadda Simba ayaa idin soo gudbinaysa xog dhameystirin oo ku aadan tirada Xildhibaanada aqalka Hoose ee baarlamanka Federaalka Soomaliya ee Lagu Doortay magaalada Cadaado ee Caasimada Kmg ee Galmudug.
Guddiga doorashooyinka Maamulka Galmudug ayaa xaqiijiyay in 6-kursi ay haatan harsan yihiin islamarkaana maalmaha soo socdo la dooran doono haduu alle idmo.

