Khasaaraha ka Dhashay Shil Tareen oo Ka Dhacay Hindiya oo Sii Kordhay+Sawirro

0

Ugu yaraan 96-qof ayaa ku dhimatay shilkaan oo ka dhacay waqooyiga gobolka Uttar Pradesh kadib markii uu shilgalay tareen ka koobnaa 14 qaybood sidaas waxaa xaqiijiyay booliska.

Dhacdadaan ayaa dhacday subaxnimadii hore ee saakay balse tirada dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay shilkaas ayaa sara usii kacday waxaana tirada dhumashadu ay gaartay 96 qof ayadoo 150 kalana ay dhaawacyo kala duwan ay soo geereen welina waxaa laga cabsi qabaa in khasaaruhu uu sara usii kaco.

Dadka ay wax yeeladu soo gaartay ayaa intooda badan saarnaa qaybaha hore ee tareenka kuwaas oo si aad ah u bur buray.

3a911cab00000578-3953788-image-a-43_1479615555977 3a9150a100000578-3953788-image-a-79_1479626067781 3a9170ba00000578-3953788-image-a-76_1479625771021 3a92533e00000578-3953788-image-a-75_1479625755343 3a92439200000578-3953788-image-a-78_1479626019548

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here