Wasiiradda Arimaha Gudaha Wadamada Jaamacadda Carabta oo Ka Hadlay Arrimaha Amni Soomaliya

0
epa00659150 Lebanon's Foreign Minister Fawzi Salloukh during the Arab League 125 bi-annual meeting of Arab Foreign Ministers in Cairo, Saturday, 04 March 2006. The Arab Foreign ministers are tackling issues in the region such as terrorism, the US occupation and democracy in Iraq and the Israeli withdrawal from occupied Palestinian territories and in preparation for arab summit in Khartoum. EPA/KHALED EL-FIQI

kulan ay wada yeesheen wasiirada Arimaha Gudaha Wadamada ku bahoobay jaamacadda Carabta ayaa waxa ay diirada ku saareen xaaladaha amni iyo midka dhaqaale ee wadamada Soomaaliya, Ciraaq, Liibiya, Suudaan, Urdun, Qatar, Sacuudiga, Falastiin iyo Al-Jareeriya.

kulankaani ayaa ka dhacay magaalada Tunis ee dalka Tunisia waxaa Shir gudoominaye Dr Max’ed Binu Cali Kuumaan oo ah Xog-hayaha guud ee wasiirada arimaha gudaha jaamacadda Carabta.

“Waa in la helaa Xal Buuxo oo lagu wajahayo xaaladaha amni ee dalalaka ku bahoobay jaamacadda Carabta” ayuu Yiri Xog-haye Dr. Max’ed Binu Cali Kaamuun.

waxa uu intaasi kusii daray in Jaamacadda Carabta ay qeyb ka qaadaneyso arimaha amni iyo midka dhaqaale ee Soomaaliya maadaama xiligaani lagu jiro loolan doorasho oo lagu galayo Dowlad Cusub.

Jaamacadda Carabta ayaa kulankeeda si weyn kaga hadashay arimaha dhaqaale ee wadanka Suudaan oo haatan gaarsiisan meeshii ugu hooseysay, inkastoo madaxda wadankaas ay sheegeen in wada-hadal ay lagali doonaan Madaxweynaha Cusub ee dalka Mareykanka si cunaqabateynta dhaqaale saaran loogu qaadi lahaa.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here