Francois Hollande” Daacish ayaa ka dambeysay Weerarkii Magaalada Paris + Sawiro Dheeri ah

0

Madaxweynaha wadanka Fransiiska Francois Hollande ayaa sheegay in kooxda daacish  ay ka dambeeyeen weerarkii xalay ka dhacay meelo muhiin ah oo ku Yaala Magaalada Paris ee wadanka Faransiiska.

Isagoo ka Hadlaayay Tv-ga qaranka dowlada wadanka Faransiiska ayuu sheegay Madaxweynaha wadanka Faransiiska Francois Hollande in weeraradii argaxisada ahaa in ay ka dambeeyeen kooxda qilaafada Islaamka ee daacish,

Madaxweynaha wadanka Faransiiska Francois Hollande ayaa sidoo kale sheegay in qaraxyadii xalay ka dhacay dalka France in ay ahaayeen kuwii ugu qasaaraha badnaa mudo haatan laga Joogo 70-sano,

Inta la xaqiijiyay weeraradii xalay ka dhacay Magaalada Paris ee dalka France waxaa ku dhintay 153-qof oo dadka reer France ah Halka ay ku dhaawacmeen Tiro intaa ka badan oo ku sugnaa goobaha kala ah maqaayada Cambodian, Garoonka kooxda PSG iyo Baar ay qamriga ku cabayeen dad u dhashtay dalka France .

French fire brigade members help an injured individual near the Bataclan concert hall following fatal shootings in Paris, FranceEmergency services strat to tend to the injured at the terroist attack at the Bataclan concert hall in Paris

Rescue workers help a woman after the shooting at Bataclan theatre

A soldier stands by victims in the 10th district of Paris where an AK47 wielding fanatic gunned down 11 people at a Cambodian restaurant

At least 127 people have been killed in a series of coordinated terror attacks in the heart of Paris which have paralysed the French capital. Pictured: A restaurant on Rue Bichat where several people were shot dead last night

Handcuffed: A man is arrested by police near the Bataclan theatre where up to 100 concert-goers were massacred by ISIS militants in a night of terror on the streets of Paris. It is not know if this man was detained in connection with the attacks

Belongings of victims lay on the pavement outside the Bataclan concert hall. French President Francois Hollande said at least 127 people died  in shootings at Paris cafes, suicide bombings near France's national stadium and a hostage-taking slaughter at a concert

A forensic scientist inspects the scene outside of the Cafe Bonne Biere on Rue du Faubourg du Temple in Paris on Saturday

A medic takes a victim's body away from the scene of the Bataclan concert hall where up to 100 fans were shot dead at a heavy metal gig

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here