Danny Blind” Daafaca xulka dalka Holland Waa mid awood badan

0

Macalinka xulka dalka Holland Danny Blind ayaa meesha ka saaray wararka ku aadan in xulka dalka Holland uu daaficiisa yahay mid jilacsan kadib markii laga dhaliyay 2_gool ciyaar ay ka adkaadeen xulka dalka wales

Xulka dalka Holland ayaa 3-2 kaga adkaaday xulka dalka wales kadib labo Gool u dhaliyay xidiga kooxda Beyer Munich Arjen Robben

Xulka dalka Holland ayaa dhawaan ku fashilmay in ay usoo baxaan ciyaaraha isreebrebka Uero 2016 oo sanadkaan Lagu qaban doono dalka France waxayna ku jireen Group A

Guushii uu gaaray macalin Danny Blind ayaa ka dhigan in xulkii gaaray Finalkii koobkii aduunka ee dalka South Africa in uu dib usoo kabsanayo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here