Waxaa magaalada jowhar ee xarunta gobolka shabeelaha dhexe si rasmi ah kaga bilaabatay doorashada xubnaha aqalka sare ee uu maamulka hirshabeelle ku yeelanayo dowlada dhexe ee dhawaan dalka ka curaneyso.
Xilibaanada ayaa daqiiqado ka hor bilaabay codeynta iyadoona ay jiraan musharixiin badan oo ku sugan gudaha hoolka si loo doorto.
Mudooyinki la soo dhaafay waxaa dib u dhac uu ku imaanayay doorashada xubnaha aqalka sare ee mamulka hirshabeelle.
Waxaan idiin soo gudbindoona hadba xaalka doorashada

