Dhageyso:- Puntland oo ku eedeysay Galmudug Dagaalki Shaley ka Dhacay Gaalkacyo

0

Gudoomiyaha gobolka mudug ee maamulka puntladn  xasan maxamed khaliif ayaa ku eedeyay maamulka galmudug in uu mas’uul ka yahay dagaal xoogan oo shaley ka dhacay magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in weerar  lagu soo qaaday fariisin ay ciidamada maamulka puntland ay ku leyihiin galbeedka magaalada gaalkacyo isagoona tilmaamay in ciidamada puntland uu qasaare kooban weerarkaasi ka soo gaaray.

Dagaalki shaley ka dhacay magaalada ayaa waxa uu saameyn ku yeeshay heshiiski dhawaan madaxweynayaasha puntland iyo galmudug ay kuwada gaareen wadanka isutaga imaaraadka carabta waxana heshiiskaasi uu dhigayay in xabada la joojiyo islamarkaana aan warbaahinta la iska dacaayadeyn.

 

 DHAEGYSO CODKA

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here