Mid kamid ah Shaqaalaha Hay’adaha Samafalka oo Xalay lagu Dilay Magaalada Balad-xaawo

0

Wararka ka imaanaya degmada Balad-xaawo ee Gobolka gedo ayaa ku waramaya in kooxo Hubeysan ay xalay Gudaha degmadaas ay ku dileen mid kamid ah dadka ka shaqeeya Ha’adaha Samafalka ee ka Howlgala degmada balad-xaawo ee Gobolka Gado.

Ninka la dilay ayaa la sheegay in uu ahaa Darawalka Hay’ada Cafateria ee ka Howlgasha Magaalada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Dalka soomaliya

Maamulka Magaalada Balad-xaawo ee dowlada soomaliya aynu la xiriirnay ayaa ka gaabsaday in ay ka  Hadlaaan dilka loo geystay sarkaalkaan ka shaqeynaayay Hay’ada samafal ee ka Howlgala Magaalada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here