Musharixiin tiradoodu gaareysa 29 xubnood, ayna ku jiraan sideed haween ayaa maanta waxa uu tartan ku dhex maridoono Hoolka Baarlamaanka Puntandd lagu qabto doorashadda lagu soo xulayo 11 xubnood ee Puntland u matalaya aqalka Sare ee Soomaaliya.
Xubnaha kale ee u tartamaya Aqalka sare ee Barlamaanka federaalka, waxaa ka mid ah Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo aan maanta ka qayb galin dhagaysiga khudbadaha maanta.
Dadka aqalka sare u tartamaya waxaa kamid ah sidoo kale Madaxweynihi hore puntladn C/raxmaan faroole iyo Jenaral Morgan.

