Diyaarado Xalay Lagu Arkay Hawada Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug

0
A Canadian CH-146 Griffon helicopter from the 430th Helicopter Squadron flies over Wisconsin July 16, 2006, during Patriot 2006. Patriot increases the war-fighting capabilities of the National Guard, reserve, and active components of the Air Force and Army. Additionally, Canadian, United Kingdom, and Dutch forces are participating, increasing combined effectiveness. (U.S. Air Force photo by Master Sgt. Robert A. Whitehead) (Released)

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in Diyaarado dagaal oo joog hoose ku duulaya in  xalay lagu arkay hawada Magaaladaas.

Diyaaradahaan loo malaynayo in laga leeyahay dalka Mareykanka  oo kala duwan waxaa ku jira Kuwa Qumaatiga u kaca ee Helicapterka iyo kuwa wax basaasa Taasi oo dhowr meel  xaley laga Arkay.

Lama oga waxa  keenay Diyaarada ku socda Jawiga hoose ee dul Wareegaya Magaalada Gaalkacyo  ee Xarunta Gobolka Mudug oo maalmihii dambe ay kuwada dagaalameeen  Ciidamo kala taabacsan Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Dadkii Ku haray Magaalada Gaalkacyo  xarunta Gobolka Mudug oo ah Dad yar ayaa hada soo Wajahday Cabsi Xoogan Waxaana Magalada Laga Dareemaya Jawi kale.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here