Dhageyso:- Ciidamada Koonfurgalbeed oo Gacanta ku Dhigay Rag Miino Aasayey

0

Saraakiisha ciidamada maamulka Koonfurgalbeed ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan shaqsiyaad ka tirsan al-shabaab islamarkaana waxyaabaha qarxa ku aasayay bartamaha magaalada baydhabo.

Taliye ku xigeenka ciidanka booliska maamulka koonfurgalbeed Maxamed isaaq caracase ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay u suura gashay in ay soo qabteen rag miino ku aasayay mid kamid ah wadooyinka magalad abaydhabo.

Taliyaha ayaa sheegay in raga ay soo qabteen ay ka kooban yihiin tiro ahan labo ruux islamarkaana haatan lagu xiray saldhiga magaalada baydhabo.

Halkaan ka Dhageyso

war-feysal-baydhabo-simba-taliyaha-13102016

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here