Macalin Pep Guardiola oo lala Xiriirinaayo Shaqada Xulka dalka Argentine

0
Britain Soccer Football - Manchester City v Borussia Monchengladbach - UEFA Champions League Group Stage - Group C - Etihad Stadium, Manchester, England - 14/9/16 Manchester City's Sergio Aguero with Manchester City manager Pep Guardiola after being substituted Reuters / Phil Noble

Weeraryahanka kooxda Manchester City iyo Xulka dalka Argentine Sergio Aguero ayaa sheegay in macalinkiisa Pep Guardiola uu u sheegay in uu doonayo in uu macalin u noqdo Xulka dalka Argentine.

Sergio Aguero  ayaa ka hoos ciyaaraya xili ciyaareedkaan macalinkii hore ee koooxda Barcelona Pep Guardiola kaasi oo shaqada Manchester City ka badalay macalinka reer Chile Manuel Pellegrini.

“Waa nin cajiib ah “ ayuu Aguero u sheegay TyC Sports. Waxa uu soo hogaamiyay Barcelona koobab ayuu kula guuleystay si lamid ah Bayer Munich”, isaga waa guuleysto.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here