Weeraryahankii Hore ee kooxda Arsenal iyo xulka dalka Ingiriiska Ian Wright ayaa aaminsan in xidigaha Marcus Rashford iyo Dele Alli ay buuxin karaan booska Kaptanka kooxda Manchester Wayne Rooney kulanaka Ingiriiska uu caawa wajahayo Xulka Slovenia.
Kaptanka kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa hoos u dhac waxa ku yimaaday qaab ciyaareedkii kadib markii dhowr kulan uu kursiga keydka kusoo bilaabay Macalinka Manchester United Jose Morinho.
Isagoo wareysi siinayay Ian Wright waregsyska the Sun ee ingiriiska kasoo baxa ayuu sheegay In aysan jirin cabsi ku aadan in la waayo cidii badali laheyd weyne Rooney taasi badalkeeda ay diyaar u yihiin booskaas xidigaha Marcus Rashford iyo Dele Alli.

