Akhriso:-Maamulka Jubbaland oo Soo Saaray Liiska Musharaxiinta u Matalaya Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya

0

Maamulka Jubbaland ayaa soo saaray Liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, iyadoo uu noqonayo maamulkii sadexaad ee soo gudbiya Liiskan.

Liiskaan waxaa ka dhex muuqda siyaasiyiin dhowr ah oo qaarkood xilal kasoo qabtay maamulka Jubbaland, iyadoo ay noqon doonaan xubnaha Jubbaland u matali doona Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

jubaland-1 jubaland-2

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here