Akhriso:-Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Puntland oo Soo Bandhigay Shuruudaha Looga Baahan Yahay Musharaxiinta

0

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Puntland ayaa maanta warsaxaafadeed ay ku qabteen Magaalada Garowe waxaa ay kusoo bandhigeen shuruudaha looga baahan yahay musharaxiinta u tartamaya aqalka hoose ee Soomaaliya iyo Aqalka Sare.

Shir jaraa’id oo xubnaha Guddigaan ay ku qabteen Magaalada Garowe, ayaa waxa ay ku shaaciyeen qodobada Shuruudaha ah ee laga doonaayo Musharaxiinta.

14479802_1156838371053079_8631433921593784425_n

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here