Dhageyso:- Gal-mudug “Dagaalka Gaalkacyo Waxaa Mas’uuliyadiisa leh Puntland”

0

Maamulka magaalada gaalkacyo ee galmudug ayaa ku eedeyay maamulka puntladn in uu mas’uul ka yahay dagaal xoogan oo saakay ka dhacay magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug.

Duqa Magaalada gaalkacyo ee Galmudug Xirsi yuusuf Barre oo manta warbaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu sheegay in dagaalka ka dhacay magaalada gaalkacyo uu ka danbeeyo maamulka puntland.

Duqa Magaalada gaalkacyo ayaa sheegay qasaaro dhimasho iyo dhaawac uu geystay dagaalka maanta dhacay isagoona sheegay in ciidamo badna puntladn ay soo dhoobtay gudaha iyo duleedka magaalada gaalkacyo.

War dagaalka ku saabsan halkan kala soco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here