Shil Gaari oo Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Magaalada Boorama”Dhageyso”

0

Wararka ka imaanaya magaalada boorama ee xarunta gobolka awdal ayaa ku waramaya in manta uu ka dhacay shil gaari oo sababay qasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.

Shilka oo ka dhacay duleedka degmada ayaa waxa uu sababay dhimashada Sagaal qof iyadoona dad kale oo badan ay ku dhaawacmeen.

Shilka ayaa yimid kadib marki ay isku dhaceen labo gaari oo kuwa raaxada ah islamarkaana labada gaariba ay saarnaayeen dad badan xili gaadiidkaan ay isaga kala gooshayeen magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama.

Wariyaha idaacada Simba ee deeganada Soomaaliland C/laahi Daahir Waceys ayaa wax uu soo sheegaya in qasaaraha ka dhashay shilka gaari uu sii kordhayo saacad waliba.

Halkan ka Dhageyso Wareysiga Weriyaha

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here