Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Awdal oo iscasilay “Dhageyso”

0

Gudoomiyaha maxkamada racfaanka gobolka  Awdal  Idiris Faarax Muuse ayaa shaaciyay inuu xilkii gudoomiyenimo iska casilay

Gudoomiyaha maxkamada racfaanka Gobolka Awdal  ayaa si kooban uga hadlay iscasilaadiisa waxana uu ku sababeeyay wada shaqayn la’aan dhexmartay isaga iyo bahda Garsoorka.

Idiris Faarax Muuse ayaa waxa uu tilmaamay in isaga kaligiisa uusan muujin Karin waxqabad badan balse ay ka jiifteen shaqada sida uu sheegay xubnihi kale ee garsoorka ee loo baahna in ay la shaqeeyaan.

Halkan ka dhageyso codka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here