“Dhageyso” Eragada Shirka Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Khilaaf Soo Shaac Baxa

0

Eragada Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa Walaac Xoogan ka Muujiyey in uu Soo Ifbaxo Khaliif Hor leh ooh or istaaga Qorshaha Dhisamaha Maamul Gobaleed kaasi oo hada Shirka lagu Sameynayo uu ka Socdo Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobalka Shabeelaha Hoose.

Nabadoon Yacaquub oo ka mid ah Ergada Shirka Jowhar oo la hadlay Idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa Sheegay inay ka Wal-walsan yihiin Khilaaf ka Dhashay Ansixinta Qaar ka Mid ah Qo qodobada Dastuurka qabyo qoraalka uu yeeshay maamulka labada gobolka kaas oo qeexaya in xarunta Maamulka Hir-shabeelle ay laga dhigay Magaalada Jowhar.

Waxaa shaley Hoolka shirka uu ka socdo ee magaalada jowhar isaga baxay qaar kamid ah ergada ka qeyta ka aha shirka jowhar kuwaa oo sheegay in aysan aqbalidoonin in jowhar ay noqoto xarunta maamulka Hir-shabeelle.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here