Warqad kasoo baxday Xafiiska Agaasimaha dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu baaniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada oo ku aadanaa in Ciidamadii lagu laayay duqeyntii deegaanka Jeexdin ee Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug in ay isugu jireen Ciiidamada Galmudug iyo kuwaXarakada Al-shabaab.
Warqada waxaa ku saxiixnaa Maxamed Cabdi Aadam Agaasimaha Madaxtooyada Dowlada Goboleedka Galmudug

