Dagaalyahano ka Tirsan kooxda Taliban oo Weerar Culus ku Qaaday Magaalda Kundus ee Dalka Afganistan

0
Armed Afghan villagers raise their weapons as they vow to defend their village against the Taliban in Sor Kandaw village, Dur Baba district of Nangarhar province on May 21, 2012. Taliban fighters are being pushed out of some areas in eastern Afghanistan by local militias defending their villages, according to local leaders. AFP PHOTO/Noorullah ShirzadaNoorullah Shirzada/AFP/Getty Images

Maleeshiyaad aad u hubaysan oo ka tirsan Ururka Taliban ayaa weerar xoogan ku qaaday magaalada Kundus ee dalka Afganistan.

Weerarkaan ayaa lasheegay in 4 dhinac ay uga soo qaadeen magaalada islamarkaana ay usuurto gashay in ay gudaha ugalaan,sida uu sheegay sargaal sare oo booliska Afghanistan  katirsan oo lahadalay wakaalada wararka Reuters.

Sheer Ali Kam oo ka  mid ah taliyayaasha Ciidamada dawlada Afganistan oo ku sugan magalada Kunduz,ayaa sheegay weerarka in uu bilowday abaara saqdii dhexe ee xalay waxaana uu sheegay in ciidamadu ay aad isaga difaaceen weerarkaas.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here