Jose Mourinho iyo  Pep Guardiola oo Ku Dagaalamaya Saxiixa Xidiga Qadka Dhexe ee kooxda Real Madrid Toni Kroos

0

Jose Mourinho iyo Pep Guardiola ayaa xiligan ku dagaalamaya soo xiro galinta Xidiga qadka dhexe ee kooxda Real Madrid Toni Kroos, sida maanta lagu daabacay Mundo Deportivo..

Macalimiinta Manchester United iyo Manchester City  ayaa si weyn xiligaan ugu wada dagaalamaya saxiixa laacibka qadka dhexe ee xulka dalka Germany Toni Kroos

Warar soo baxaya ayaa muujinaya in xidigii Hore ee kooxda Beyer Munich ee Horyaalka dalka Bundesliga Toni Kroos uusan ku qanacsaneen Noloshada Real Madrid isagoona diyaar u ah in uu ka tago kooxda Caasimada Spain ka dhisan sanadkn 2020-ka.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here