Human Rights Watch: Diyaaradaha Russia Waxa ay Dileen 23-qof oo dad Shacab ahaa+ Sawiro

0

Diyaaradaha dowlada Russia ayaa la aaminsan yahay in ay ka dambeeyeen dhimashada 23-qof oo shacab ahaa 6-kamid ahna ay ahaayeen caruur kuwaasoo ku sugnaa Magaalada Damascus ee wadanka Syria xaliga ay ka dhacaysa duqeyta

Warbixin ay soo saartay Human Rights Watch ayaa lagu sheegay in duqeymihii ugu dambeeyay ay Fuliyaan diyaaradaha Russia iyo Syria in ay ku dhinteen 23-qof oo dad shacab ahaa kuwasoo ku nolaa Magaalada Damascus ee wadanka Syria.

Tan iyo markii dowlada  Russia  ay bilowday Duqeymaha dalka Syria Bishii September waxaa ku dhintay dad aad u Fara badan oo ku nolaa wadanka Syria oo ay wali ka jiraan colaado u dhaxeeya dowlada Syria iyo kooxda Daacish

2E32AEE400000578-0-image-a-45_1446924259213 2E332A9B00000578-0-image-a-58_1446924293041 2E332DC200000578-0-image-a-52_1446924274729 2E3315B900000578-0-image-a-15_1446924122585 2E3315C300000578-0-image-a-12_1446924119503 2E33466B00000578-0-image-a-50_1446924270499 2E36714D00000578-3308552-image-a-82_1446924819487 2E36715A00000578-3308552-image-a-76_1446924785944 2E36716B00000578-3308552-image-a-70_1446924773416 2E33152100000578-0-image-a-18_1446924137068 2E33152500000578-0-image-a-16_1446924131893 2E36715100000578-3308552-image-a-80_1446924813814 2E36716600000578-3308552-image-a-72_1446924776156 2E36717200000578-3308552-image-a-65_1446924762102

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here